XAMAR

Maqaalada ku saabsan amaba khuseeya magaala madaxda Muqdisho iyo umada ku nool.

2 Posts

Aaden Cade International Airport,

Waa Abdisalan Soore oo ku soo biiray. Mahadsanidiin walaalaha fursada i siiyay  Warbixin kooban   Garoonka caalamiga ee Muqdisho waxaa albaabada loo furay sanadku markuu ahaa 1964tii.   Soomaali Airline waxa ay ahayd diyaarad ku asteesan qaranka Soomaaliya oo ka hawlgali jirtay wadanka Soomaaliya gudaha iyo dibadiisa intaba.   Wadamada ay duulimaadka ku