MAAN-KOBCIS

Maqaalo ka hadlaya kobcinta maanka qofka bani aadamka, kuwaaso ka hadlaya habka qofwalba u kobcin karo garaadkooda iyo tayada noloshooda.

2 Posts

Balanta Iyo Muhimada eey leedahay

Meeqa jeer yaad maqashay waqti/balan Afrikaan, ama Soomaaliyaa nahay anaga waqtiga kuma fiicnin? Waa hubaa in ereyadaas ama lagugu yiri ama adiguba aad isticmaashay, oo  aniga iyo adigaba waa ognahay in eey noqotay mid aan ogolaanay oon aqbalnay inaa nahay dad noocaas ah, oon balanta iyo waqti ku imaanshaha